BULSHO HODAN KA AH
MAAL IYO MASKAX
Khibrad iyo aqoon ku dhisan suuqa gudaha, Koox xirfadlayaal ah
oo u diyaarsan haqab tirka macaamiisha iyo Shabakad ballaaran
oo iskaashi iyo xiriirro ganacsi leh.
discover cTrader

Adeegyada Shirkada SomRIch

Why Choose us

Kalsooni & Dahfurnaan

Waxaan si buuxda u dhowrnaa kalsoonida macaamiisha, anagoo u shaqaynayna si daah-furan, cad, oo masuuliyad leh

Qorshe maalgashi oo lahubo

Waxaan bixinnaa qorshe maalgashi oo si xeel dheer loo qorsheeyey, laguna saleeyey baahidaada iyo yoolalkaaga ganacsi

Hagid Joogta ah

Waxaan ku siinaynaa hagid iyo talo joogto ah inta mashruucu socdo iyo ka dibba, annagoo hubinayna in go’aamadaada ganacsi ay ku dhisnaadaan aqoon, waayo-aragnimo, iyo jihayn sax ah oo guul horseedda.

Fursado Dhab ah

Waxaan kuu abuureynaa fursado dhab ah oo ku saleysan suuq-faham, baahi jirta, iyo istaraatiijiyad cad, si ganacsigaagu u helo koboc muuqda iyo natiijooyin la taaban karo.

Frequently Asked Business Questions

SomRich waa shirkad ku takhasustay maalgashiga, horumarinta ganacsiyada, iyo bixinta talooyin istiraatiiji ah oo dhaqaale.

Waxaan sameynaa qiimeyn ganacsi, falanqayn khataro, heshiis cad, kadibna maalgashi wadaag ah (strategic partnership).

Haa, sida Jumlo General Trading Company oo gaartay faa’iido ka badan 34% muddo 4 bilood ah.

– Kalsooni & daahfurnaan
– Qorshe maalgashi oo la hubay
– Khibrad suuq gudaha ah
– Koox xirfadlayaal ah

Our experts

Our team of professionals includes HR consultants,
executive coaches, business professionals, and more.

TRADE ON THE GO!

Improve the management of your company and save money by making wiser decisions. Discover all the services we offer.