-
Dr. Hassan Osman Ahmed
- January 8, 2016
- Posted by: Abdiladiif Abdisamed
- Categories:
No Comments
Dr. Hassan Osman Ahmed Aqoonyahan PhD ah, ku takhasusay Shareecada Islaamka, isla markaana ah ganacsade rug-caddaa ah. Wuxuu hubiyaa in howlaha SomRich ay ku socdaan waddo sharci ah iyo aragti ganacsi oo casri ah.
-
Mr. Abdirahman Barre
- January 8, 2016
- Posted by: Abdiladiif Abdisamed
- Categories:
Mr. Abdirahman Barre Aadan Hoggaanka fulinta ee shirkadda, kana haysta shahaadada Master’s DegreeMaamulaha Shirkadda – Mr. Abdirahman Barre Aadan Hoggaanka fulinta ee shirkadda, kana haysta shahaadada Master’s Degree Shareecada. Wuxuu isku darsaday maamul xirfadeed iyo mabaadi’da maalgashi oo Islaami ah.
-
Mr. Abdullahi Dahir Mohamed
- January 8, 2016
- Posted by: Abdiladiif Abdisamed
- Categories:
Mr. Abdullahi Dahir Mohamed Khabiir maaliyadeed ahna Double Master (Maamulka & Dhaqaalaha), kana shaqeeya dejinta istaraatiijiyad maaliyadeed oo hufan, badbaado leh, kana tarjumaysa kobac joogto ah
-
Mr. Abdullahi Ahmed Adan
- January 8, 2016
- Posted by: Abdiladiif Abdisamed
- Categories:
Mr. Abdullahi Ahmed Adan Aqoonyahan iyo tababare caalami ah, masuul ka ah xiriirrada istiraatiijiga ah ee gudaha iyo dibadda, kana shaqeeya dhismaha sumcad iyo iskaashi waara.
-
Mr. Mustaf Hassan Salad
- January 8, 2016
- Posted by: Abdiladiif Abdisamed
- Categories:
Mr. Mustaf Hassan Salad Khabiir leh halabuurnimo iyo suuqgeyn, kana Howl gala hagida xayeysiinta iyo kobcinta astaanta Shirkada si loo kasbado kalsoonida macaamiisha.
how can we help you?
Contact us at the Consulting WP office nearest to you or submit a business inquiry online.
Consulting theme is an invaluable partner. Our teams have collaborated to support the growing field of practitioners using collective impact. We thought a lot before choosing the Financial WordPress Theme because we wanted to sure our investment would yield results.

